November 22, 2011 8:10 am / no comments
DHEGAYSO: Golaha Deegaanka Badhan Taageero Kama Hayno” Maakhir University 22nd November 2011 · 0 Comments Badhan:- Shir Jaraaid oo uu Xafiiskiisa ku qabtay Agaasimaha Guud ee Jaamacada Gobolka Sanaag Eng Sakariye Xaaji Siciid Cismaan A-waare isaga oo Magaalada Badhan ku Sugan waxana uu shirkiisaa kaga hadlay Furitaankii Jaamacada ilaa wakhtigan [...]
November 19, 2011 8:12 pm / no comments
Ogaysiis: Xaflad Dhaqaale Loogu Uruurinayo Maakhir University Dhamaan waxa La Ogaysiinayaa Shacabweynaha Reer Maakhir ee ku Nool Dalka Uk in Bisha 17/12/11 la qaban doono Xaflad Dhaqaale loogu Uruurinayo Jaamacada Maakhir ee Magaalada Badhan dhaqaalahan oo lagu dhisi doon Libarery Jaamacada u Gaara Hadaba Xafladan oo ay kasoo qayb geli [...]
November 19, 2011 8:07 pm / no comments
DEEQIHII DADKU BIXIYEEN XAFLADII SHALAY OO MAANTA BILAABMAY Badhan: waa saaka aroornimiadii bahda saxaafada maakhir.net booqatay jagadii loo gu tala galay jaamacada maakhir inay ka dhisanto waxaana la bilaabay balanqaadkii shalay xafladii ka dhacay oo ahaa in jamacda ay dadka ku dhaqan degaanka badhan ay ugu deqeen dhismaha jamacda dhagax [...]
November 19, 2011 8:05 pm / no comments
XAFLADA DHAQAALE LOOGU URUURINAYA JAMACADA MAAKHIR UNIVERSTY EE MAGAALADA BADHAN+SAWIRO BADHAN[M.MEDIA] manta ay bishu tahay 18\11\2011 ayaa xaflad si wayn loo soo agaasimay ay ka dhacday galabnimadii jimcaha ee manta xarunta jaamacada ee magaalada baran tasoo ay ujeedadeedo ahayd sidii loo bilaabilahaa dhismaha jaamacada oo hada ku [...]
November 12, 2011 6:41 pm / no comments
November 8, 2011 12:32 pm / no comments
Waxa galabta xafad lagu qabtay xarunta jaamacada maakhir ee magaalada badhan xaaladan oo ardayda loogu soo xirayay sanad dugsiyeedkii koowaad ee jaamacada ayaa waxa goobtaa ka hadlay aqoonyahano,waalidiin,qaar ka mid ah ardayda waxka barata jaamacada maakhir. Iyadoo jaamacadu furnayday muddo 8 bilood ah ayaa ardadyda waxa laga dhisayay dhinacyada [...]